Dilkii Sh Dr Axmed iyo culimada ka hadashay dilkaas

Dhagarqabayaashii dilay Sheekh Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan oo la faafiyey sawiradooda(Daawo)
(October 23, 2012)
Boosaaso:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa shalay soo gaaray magacyada iyo weliba sawirada dhagar qabayaashii dilay allaha u naxariistee Sheekh. Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo lagu dilay magaa
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-rowada ee Boosaaso oo gashay habeenkii 3aad(Dhagayso)
(January 7, 2012)
Sabti, Jannaayo 07, 2012 Waxaa caawa mar kale si rasmi ah uga bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowda nadwo diini ah oo gashay habeenkeedii 3aad iyadoo dadwey
Nadwo xalay ka dhacday Boosaaso oo loogu hadlay Maqaasida Shareecada(Dhagayso)
(January 6, 2012)
Boosaaso:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowada  nadwo diini ah taas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u tiro badan iyo c
Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo Naseexo guud u jeediyey reer Boosaaso.(Dhagayso)
(December 16, 2011)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ka jeediyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari muxaadaro  naseexo ah Shiikh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada Soomaaliya ee
Makaanada Culumada Sh.Dr.C/risaaq Maxamuud Takar (Dhageyso)
(December 15, 2011)
London:-Sh. C/risaaq Takar oo ka mid ah culumada dacwada ka wada wadanka Ingiriiska ayaa khudbadii jimcaha ee usbuucii hore waxaa uu kaga hadlay makaanada culumada ay ku leedahay alle agtiisa iyo sida
Muxaadaro shalay lagu qabtay Masjidka Al Madiina ee magaalada Burco oo looga hadlay dilkii Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)
(December 10, 2011)
Burco:-Waxaa shalay ka dhacay Masjidka weyn ee Jaamica Al-madiina ku yaala magaalada Burco muxaadarooyin iyo towjiihaad ay jeediyeen culimo ay ka mid ahaayeen Shiikh Cali Warsame  iyo Shiikh.C/laahi
Kulan diini ah caawa lagu qabtay Masjid Al-Rowada oo looga hadlay dilkii Sh.Dr Ahmed Xaji (Dhageyso)
(December 7, 2011)
Boosaaso:- Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa caawa waxaa lagu qabtay kulan diini ah oo looga hadlay taariikhdii Shiikh.Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan waxaana kulankaas ka soo qeyb galay dad we

« Previous Page