Muxaadaro shalay lagu qabtay Masjidka Al Madiina ee magaalada Burco oo looga hadlay dilkii Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)

December 10, 2011 - Written by

Burco:-Waxaa shalay ka dhacay Masjidka weyn ee Jaamica Al-madiina ku yaala magaalada Burco muxaadarooyin iyo towjiihaad ay jeediyeen culimo ay ka mid ahaayeen Shiikh Cali Warsame  iyo Shiikh.C/laahi Baashe iyo culumo kale waxaana looga hadlay Makaanadda culimada iyo xuquuqda ay ummada ku leeyihiin.

Sidoo kale waxaa muxaadaraadkaan lagu qaadaa dhigay taariikh nolololeedkii Allaha u naxariistee Sh.Dr Axmed Xaaji asbaabaha loo dilay iyo doorkii lama ilaa waan ka ahaa ee ku lahaa dacwada dalka Soomaaliya iyo geeska afrikaba.

 Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Makaanada Culimada Sh C/llaahi Baasha iyo Sh Cali Warsame

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/makaanatulculamaa.mp3]

Halgan.net
Burco

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online