Faalooyin
Dhaqanka Islaamka W/Q Shiikh Axmed Cabdisamad(January 27, 2012)
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macalli miinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaa Ha u nixin!W/Q Sheekh Xasan Maxamad Ibraahim (Abuu Xassaan)
(January 26, 2012)
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ( ( محمد رسول الله والذين معه أشداء عل Taliye Ibliis iyo Taajkiisa W/Q Suleymaan Maxamuud
(January 25, 2012)
London:-Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood isku wada mid Iska dheh W/Q Abdirazak Sugulle
(January 23, 2012)
Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq difaaca ahaana ay qalinkoodii la kala baxeen, ayaa haddana waxaa ay i Maxaa Culimada Soomaaliyeed Loola Colaytamay?.
(January 23, 2012)
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ilayska wax lagu ifsado, xaqa iyo baadilkana way kala cadee Talooyinka beeshu ma anfacayaan tolweynaha. W/Q Sheekh Ahmed Cabdisamed
(January 23, 2012)
Mecca:-Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sagaalkii sano ee ugu dambaysey. Waxaan si gaara u danaynayey waxyaabihii aan ka qoray dhacdooy Is-fahmi waaye ee aan u kala ergeyno. W/Q: Maxamed Nuur Shire.
(January 23, 2012)
Is-fahmi waaye ee aan ukala ergeyno, waa qormo aan ku lafa guri doono sida la isu fahmi waayo iyo sababaha keena is-fahan waaga, Horu dhac Dadka Illaahay adduunka keenay waxaa jira waxyaabo ay isku fa Batroolka Puntland waa guul u soo hoyatay Soomaali oo dhan
(January 23, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabad gelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba waxaan leeyahay iga gudoom Shabaaboow haragii ku cesha!. W/Q: Xassan M. Maxamed (Obsiiye)
(January 23, 2012)
Nin Soomaaliyeed ayaa damcay inuu meel tuulo ah ka ganacsado oo hilbaha ku iibiyo. Subax ayuu suuqa xoolaha tegey oo nin adhi iibinaya ku yidhi walaal lacag ma sito laakiin i amaahi neef aan lacagtiis Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha: Goormay Soomaalidu ku Baraarugi Doontaa?
(January 20, 2012)
Afeef:-An ku bilaabo eray afeef ah. Nin saaxiiibkay ah oo akhriyey qormadii koowaad ee qoraalkan ayaa shakhsi ahaan wuxuu ii soo gaarsiiyey (Allaha ka abaal-mariyee) falcelis uu igu dhaliilayo qoraalk
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|