Faalooyin
Shirkadda Tawakal 00 Aqoon is weydaarsi iyo Tababar ku saabsan ka hortaga lacagaha sharcidarada(January 7, 2012)
Tababaro iyo Aqoon is weydaarsi aad u qota dheer oo looga hadlayey ka hortaga lacagaha sharci darada ah ee aan kasab hufan ku iman iyo la dagaalanka lacagaha burcad badeedka ayaa maanta ku soo xirmay Ma xubneey soo dooran mise xoolo ?!!! W/Q C/risaaq Sugulle Maxamed
(January 3, 2012)
In kastoo xirfad ahaan aan dhinaca saxaafadda ka soo jeedo, hadana in badan qalinka iyo warqadda isma saarin. Balse waxaad moodaa haatan in la gaaray xilligii loo baahnaa in la muujiyo waxyaabaha dhib Ahmiyada shuuradu leedahay W/Q Abdulkadir Dalmar
(January 3, 2012)
Alle ayaa mahad oo dhan iskaleh,nabi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa hayeelo.Waxaa ku dayasho iyo raacid mudan nabiga(scw) wax yaalaha cadcad ee uu ku tarbiyeeyay asxaabtiisa intuusan dhisin Xadiisyadii lagu haystey Sh Xassan Takar kuwaa Ma ah laakiin waa kuwii Musaylamah
(January 2, 2012)
London:-Waxa aan akhristayaasha ka daboolayn, Muxaadarooyinkii iyo qoraaladii lagu nashriyey bogaga internetka kuwaas oo ka dhexeeyay culimada iyo dad kale oo arintaa wax ka qoray : Shiikh Maxamed Cab Ilaahay ducadii muslimiinta waa aqbalay, gacanku dhiigalayaashiina dulmigoodii waa muujiyey
(January 1, 2012)
Tobankii bisha muxaram ee sanadkan 1433, kuna beegnayda 05/12/2011, waxa ay ahayd maalin xanuun badan oo dhegaha soomaaliyeed mar keliya uu ku soo hoobtay war naxdin leh, oo dhiig ka da’ayo kaas oo Shabaab ma tahay Xukuumad Sharciya oo matasha shacabka Soomaaliyeed ?
(January 1, 2012)
Inta aanan kajawaabin iswaydiintaas waxaa haboon in aan dib ufiirino dowladii nabi muxamed uu kadhisay madiina markii uu yimid iyo tiirarkii ay kutaagnayd iyo khulafadii kadanbaysay si aad go’ Waa xilligii kala baxa Abdirazak Sugulle Mohamed
(December 31, 2011)
Allaah ayaa mahad ballaaran iska leh, isaga ayaanan dambi dhaaf weydiisanaynaa.Nabadgelyo iyo naxariisna nabigeenii suubanaa korkiisa ha ahaato. Intaa dabadeed waxaan aad u taageersanahay bayaanka ay Xajirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay – 2aad
(December 26, 2011)
Qeybtii koowaad ee maqaalkan waxaan kaga hadalnay hordhac kooban oo ku saabsan xagjini mada iyo khatarteeda. Waxaan sidoo kale soo qeexnay xagjirnimada iyo noocyadeeda kala duwan. Waxaan si gaar ah u Uur Doox Qaybtii 2-aad W/Q Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar
(December 26, 2011)
Waxaan aad ugu mahad celinayaa dhammaan dadkii faallooyinka ,dhiiri gelinta iyo ducooyinka ii soo diray Allaha idinka abaalmariyo.Waxaan Allah ka magangalayaa in aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo in a Shirka Garoowe waa guul u soo hoyatay guud ahaan Soomaali oo dhan
(December 26, 2011)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Ka dib dhammaan akhristayaasha sharafta mudan meel walboo ay joogaanba waxaan leeyahay
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|