Maxaa cusub maanta ?

Shabakaddaha faafiya beenta iyo cayda culimada oo soo kala gooyey muxaadaro uu lahaa Sh Cabdul qaadir Nuur Faarax (Dhagayso)
(April 19, 2012)
Garoowe: Shabakkada Wararka Halgan.net ayaa  waxaa ay wajiga ka feydi doontaa cod la sheegay in Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax uu leeyahay iyadoo codka Sheekha lagu soo beegay xili Dastuur cusub oo
Sheekh Maxamed Cumar Diriri iyo Sh Maxamed Idris oo socdaal dacwo ku yimid Denmark
(April 19, 2012)
Denmark:-Sheekh Maxamed Cumar Diriri iyo Sh Maxamed Idris ayaa socdaal dacwo ku yimid dalka Denmark iyaga oo muxaadarooyin iyo dowro u qabtay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark taariikh
Duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah.(Daawo Video)
(April 14, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay caawa idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dariska
Shacabku Wuxuu Doonayaa Shareecada Islaamka W/Q Sh Maxamed Kaariye
(April 14, 2012)
Minisota:-Muftiga Liibiya Dr.Saadiq Al-Qaryaani ayaa u sheegay shacabka Liibiya inay xaaraan tahay in loo codeeyo madaxweyne diidan shareecada. Culimo Azhariyiina ayaa iyaguna soo saaray fataawooyin a
Sheekh Cali Warsame Xasan oo soo gaaray Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar
(April 12, 2012)
Qaahira:-Sheekh Cali Warsame ayaa soo gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar. Fadiilatu Al-waalid Sheekh Cali Warsame Xassan Allaha dhowree ayaa la kulmi doona xoogaa nasasho ah ka dib insh
Bayaanka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ay ka soo saartay xaaladda dalku marayo.
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed  ayaaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada uu dalka marayo waxaana bayaanka looga hadlay in talada umada ay isku koobaan koox yar kuwaas oo doonaya in ay u
Warbixin Madrasada Al-khayraat ee ku taal magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.(Video+Sawiro)
(April 4, 2012)
Kismaayo:-Waa warbixin kooban oo ku saabsan Madrasada Al-khayraat ee ku taal Magaalada Kismaayo ee xarun ta Gobolka Jubada hoose Madrasada Al-khayraat ayaa waxaa dhigta arday fara badan waxaana la a
Sheekh Xasan Daahir aweys oo Naqdiyey Bayaan ka soo baxay Ururka Al-Shabaab(Akhri + Dhageyso)
(March 31, 2012)
Afgooye:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha iyo Culumada ururka Al-shabaab ayaa shalay tacliiq saaray khudbo jimcadii shalay ka baxday Masjidka Al-Nuureyn ee Deegaanka Ceelasha Biyaha
Mutamarkii Islaamiga ee 5aad oo ka bilaaban doona magaaladaTilbrug ee dalka Holland
(March 26, 2012)
Holland:-Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Holand iyo dalalka darsika la ah waxaa lagu wargelinayaa in dalka Holland uu ka bilaaban doono Mutamar Islaami ah oo ay ka soo qayb geli doonaa cu
Ogeysiis ku socda walaalihii la socday Darsiga Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax
(March 23, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net la ogeysiinayaa in wax yar iska badaleen Jadwalka Darsigii Sheekh Dr.Cali Saalax Xafidahulaah kaas oo ka bixi jiray si maqal iyo Muuqaal ah Halg

« Previous PageNext Page »