Ogeysiis ku socda walaalihii la socday Darsiga Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax

March 23, 2012 - Written by

Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net la ogeysiinayaa in wax yar iska badaleen Jadwalka Darsigii Sheekh Dr.Cali Saalax Xafidahulaah kaas oo ka bixi jiray si maqal iyo Muuqaal ah Halgan Web Tv Stataion.

Daruusta Sheekh Cali ayaa waxay bixi doonaan Bacdal Maqrib xiliga wadan Norway oo ku beeegay 19: 05 .hoos ka eeg Jadwalka Daruusta Masjidka Al-tawfiiq ee Magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.

 

Jadwalka duruusta  Sheekh Dr Cali Saalax hoos ka eeg

1-Talaado  Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan saacada 19:05 Norway

2-Khamiis  Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 19:05 Norway
3-Sabti       Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 19:05 Norway
4-Axad       Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 19:05 Norway.Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Masjidka Tawfiiq si Live ahna u baxa aad webka Halgan.net mar labaad isagoo Video ah ay dhawaan doontaan daqiiqado ka dib marka darsigu dhamaado inagoo adeegsan doona farsamo  cusub oo Streamka  uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.Halkan Ka Dhageyso Kitaabkii Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan  oo uu akhriyey Dr Cali Maxamed Saalax oo Mp3 ah
Halkan ka Dhageyso Si Live ah Duruus kasta oo ka baxada Halgan Web Tv Station.Maamulka Halgan.net
Oslo

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online