Maxaa cusub maanta ?

Amniyaatka in Godane – Khawaarij mise wakiillo cadow ? W/Q Axmed M. Ciise
(January 9, 2012)
Dad badan ayaa uga gaabsaday wax-ka-sheegga iyo naqdinta Al-Shabaab labo arrimood awgood: tan koowaad, maadaama culimadu sheegeen in dagaalka ay wadaan yahay  fitno, fitnadana ay tahay in laga gaabsa
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-rowada ee Boosaaso oo gashay habeenkii 3aad(Dhagayso)
(January 7, 2012)
Sabti, Jannaayo 07, 2012 Waxaa caawa mar kale si rasmi ah uga bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowda nadwo diini ah oo gashay habeenkeedii 3aad iyadoo dadwey
War caddaaday.W/Q: Xasan Maxamad Ibraahim (Abuu xassaan)
(January 4, 2012)
25 Bari ka dib dilkii Dr.Axmad Xaaji C/raxmaan waxay beesha Leelkase si dagganaan iyo isku kalsooni ku jirto shaaca uga qaadday in ururka Al-shabaab gaar ahaan kooxda amniyaadka ee sida tooska ah uga
Ahmiyada shuuradu leedahay W/Q Abdulkadir Dalmar
(January 3, 2012)
Alle ayaa mahad oo dhan iskaleh,nabi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa hayeelo.Waxaa ku dayasho iyo raacid mudan nabiga(scw) wax yaalaha cadcad ee uu ku tarbiyeeyay asxaabtiisa intuusan dhisin
Xadiisyadii lagu haystey Sh Xassan Takar kuwaa Ma ah laakiin waa kuwii Musaylamah
(January 2, 2012)
London:-Waxa aan akhristayaasha ka daboolayn, Muxaadarooyinkii iyo qoraaladii lagu nashriyey bogaga internetka kuwaas oo ka dhexeeyay culimada iyo dad kale oo arintaa wax ka qoray : Shiikh Maxamed Cab
Sheekh Dr.C/raxmaan Sh Cabdullahi Cumar oo caawa Marti u ahaa Qolka Somali Islamic Altaqaa Network (Dhageyso)
(December 31, 2011)
Mecca:-Sheekh Dr.Cabdiraxmaan  Sh Cabdullahi Cumar ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay caawa Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhigay Shee
Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.
(December 29, 2011)
Arhus:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad e
Nadwo diini ah oo si habsami leh uga socota caawa magaalada Cape Town(Warbixin)
(December 29, 2011)
Cape Town :-Waxaa maalmahan ka socday dalka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika shirkaan ayaa waxaa qaban qaabadiisa lahaa golaha dacwada ee Al-bayaan,
Sh.Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori Al-Wasadhiya(Dhageyso)
(December 28, 2011)
Mekkah:-Sheekh Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhiga Sheekha muxaadar
Mutamarkii Sanadeedkii Labaad ee dalka Koonfur Afrika oo ka dhacay Johannesburg.(Dhagayso)
(December 28, 2011)
Arbaco, December 28, 2011 Waxaa maalmahan ka socday wadanka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika  2011 shirkaan oo ah mid ay soo qaban qaabiyeen golaha

« Previous PageNext Page »