Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.

December 29, 2011 - Written by

Arhus:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad ee sharciga ahayd.Waxaa ka qayb qaadadan doona muxaadaradka iyo kalimaadka  culimo iyo ducaad ka kala imaanaya wadanka Danmarka gudihiisa.  Dawrada hal ku dhageedu waa“GUNTA SARE GAAR AMA U DHAWOOW“ Maalmaha ay kala dhacayso waa maal maha Sabtida:30/Dec iyo Axada 31/Dec. Maalinta Jicmada oo ku beegan 29/Dec waxaa khudbada jeedin doona Sh:C/raxmaan Abyad sidoo kalana kalmad ayuu ku leeyahay masjidka bacdal maqrib.

Jadwalka Dowrada Halkaan Riix

 

Culimada & Ducaada ka qaybgalaysa.

SH:C/raxmaan Abyad
SH:Maxamed Casoowe
SH:Mahad Daahir
SH:Mustafe C/laahi(Abu-Rowda)

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriiri masuuliyiinta Masjidka Ataqwaa  ee magaalada Aarhus -Danmark
gaar ahaan masuulka Dacwada
C/fataax Axmed-deeq
Tel:0045-26122127

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,816 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>