Sheekh Dr.C/raxmaan Sh Cabdullahi Cumar oo caawa Marti u ahaa Qolka Somali Islamic Altaqaa Network (Dhageyso)

December 31, 2011 - Written by

Mecca:-Sheekh Dr.Cabdiraxmaan  Sh Cabdullahi Cumar ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay caawa Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhigay Sheekha muxaadaradiisa (Makaanada Culumada iyo khatarta in la baneysto dhiigooda ).Waxay muxaadaraddu toos uga baxaday Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka oo ah walaalo u taagan fidinta dacwada iyo khayrka waxaana alle uga baryeynaa in uu khayrka waafajiyo Aamiin.

Sheekh Dr.Cabdiraxmaan  Sh Cabdullahi Cumar ayaa ah bara waxka dhiga Jaamacada Islaamiga ee Al-Madina minawada. Sheekha ayaa waxaa uga hadlay khatarta ay leedahay in la baneysto ceyda qofka Muslinka iyo cidii ugu horeysay ee howshaas bilaawda.

Hoos Ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh Dr.Cabdiraxmaan  Sh Cabdullahi Cumar Xafidahulaah
[audio:https://www.halgan.net/Mp3/DrClaahi.mp3].

Ama Halkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,452 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>