Maxaa cusub maanta ?
Muxaadaradkii Sh.C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Tawxiid (Dhageyso)(December 23, 2011)
Denmark:- Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa ka jeediyey Masjidka al-tawxiid muxaadaraad musal salka ah oo uu Sh.C/raxmaan Abyad ugu magacdaray خطور
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/C_baasit_jpg1_.bmp)
(December 21, 2011)
Dhibaatooyinka faraha badan ee ku habsadey Umadda soomaaliyeed wax la soo koobi kara ma’aha , waxaad moodaa in mid walba mida ka dambeysa ay fududeynayso sidii lagu sheegey axaadiista Aakhuru zamaan Ogeysiis, Habeenkii Bossaso, iyo Taakuleynta dadkii ku Ceyertoobey Suuqii Bossaso ee Gubtey
(December 18, 2011)
London:-Waxaa sharaf inoo ah inaad nagala soo qeyb-gashaan xafladweyn oo lagu taageerayo dadkii ku Ceyertoobey Suuqii weynaa ee Bossaso, xafladan oo ey hormuud ka yihiin Jaaliyada reer Puntland ee Uk, Nadwo dacwadeedkii xilliga qaboobaha lagu qaban doono magaalada Stockholm
(December 16, 2011)
Stockholm:-Waxaa la qabanayaa Nadwo dacwadeedkii xilliga qaboobaha lagu qaban jiray magaalada Stockholm, Nadwadaan oo noqonaysa tii shanaad ayaa cinwaankeedu yahay Culumadu waa dadka dhaxlaya Anbiyada Ogeysiis Nadwo ka bilaaban doonta Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network
(December 15, 2011)
London:-Waxaan walaalaha ku war galinaynaa in ay galabta Jimcaha 16 12 2011 bilaabmayso Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo Walaalaha Teleconferenceka 114 dowro socon doonta 3 maalmood Insha All Taariikh Nololeedkii Shiikh Dr. Axmed X. Cabdiraxman W/Q Shiikh Maxamed Idiris
(December 9, 2011)
Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato, waxaan wax yar oo hordhac ah warqaddan ku xariiqayaa si koobaan, Noloshii Walaalkay, Saaxiibkay, Rafiiqii Cimriga Shii Hay’adda culumada soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Dr Ahmed Xaji(Akhriso)
(December 7, 2011)
Muqdisho:-Hay’adda culumada soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay dilkii Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan raximahulaah iyada oo tacsi u dirtay dhamaan ehelkii iyo qaraabadii Sheekh Dr Ahmed Xaji C/ Maamulka iyo Culumada Masjid Rawdah Mpls, MN oo tacsi u diraya eheladii Dr Ahmed Xaji
(December 7, 2011)
Minisota:-Waxaa Sadma iyo jaahwareer nagu riday warka naxdinta leh ee ah in caalimkii ummadda Soomaliyeed Sheikh Dr.Ahmed Haji Abdirahman si xaqdarro ah loo dilay. Runtii taasi waa musiibo ku dhacday Markaska Altaqwaa ee Aahus oo tacsiyaynaya dilkii xaq darrada ahaa ee loo geystay Dr.Ahmed
(December 7, 2011)
Aarhus: anagoo ku hadlayna magaca Markaska iyo Jaaliyadda Magaalo badaxda labaad ee Denmark. waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugu leh u diraynaa dhamaan ummada soomaaliyeed meel kaste oo ay joogaan, LIISKA DIL SUGAYAASHA DR. AXMED DABADII Sheekh C/laahi Baashe
(December 6, 2011)
1- Aqoonyhan 2- Caalim diineed 3- Digtoor 4- Daaci 5- Arday jaamacadeed 6- Oday nabada jecel 7- Miskiin meel iska maraya 8- Macalin quraan 9- Marti 10- Maalqbeen MAXAABA HADHAY:??? !!!!!!
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|