Muxaadaradkii Sh.C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Tawxiid (Dhageyso)
December 23, 2011 - Written byDenmark:- Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa ka jeediyey Masjidka al-tawxiid muxaadaraad musal salka ah oo uu Sh.C/raxmaan Abyad ugu magacdaray خطورة الفتاوى الحمراء في استباحة دم الناصحين من العلماء Shiikh C/raxmaan Abyad ayaa Muxaadaraadkiisa uga hadlay khatarta dilka culumada iyo fataawooyinka shaadka ah oo lagu baneysa nayo dhiiga culumada .
Sheekha ayaa caawa oo ahayd habeenkii 3aad soo gabagabeeyey muxaadaraadkii uu ka wada Masjid Al-tawxiid wuxuuna ku qaadaa dhigay caawa Fatwadii Sheekh Xasan Xusen taas oo uu Sheekh C/raxmaan Abyad qaab cilmiyeysan u radiyey isaga oo sheegay meesha fatwada laga soo qaatay iyo qaabka iyo waaqica la dajiyey in aysan is lahayn.
Dadweyne tiro badan oo caawa soo camiray Masjid Al-tawxiid ayaa si weyn ula dhacay qaabka cilmiyeysan oo ay adabta iyo ixtiraamka ku jirto oo uu Sheekh C/raxmaan Abyad uga jawaabay Fatwada Sheekh Xasaan Xusen isaga oo aan ku xadgudbin walaalkiis taas oo lagu yaqaan culmada alle uu siiyey cilmiga iyo cabsida alle.
Fatwadii Sheekh Xasaan Xusen
[audio:http://www.halgan.net/Mp3/xasaan1.mp3]
Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii uu Sh C/raxmaan ka Jeedshay Masjidka Al-Tawxiid
| Muxaadaradii Koowaad | Dhageyso | download |
| Muxaadaradii Labaad | Dhageyso | download |
| Muxaadaradii sadexaad | Dhageyso | download |
Halgan.net

.gif)

