Ogeysiis, Habeenkii Bossaso, iyo Taakuleynta dadkii ku Ceyertoobey Suuqii Bossaso ee Gubtey

December 18, 2011 - Written by

London:-Waxaa sharaf inoo ah inaad nagala soo qeyb-gashaan xafladweyn oo lagu taageerayo dadkii ku Ceyertoobey Suuqii weynaa ee Bossaso, xafladan oo ey hormuud ka yihiin Jaaliyada reer Puntland ee Uk, ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa Sawiro iyo xogag dhab ah khasaarihii ka dhacey Bossaso, waxaana jiri doona Barnaamijyo  xiise leh, fadlan ka qeyb-qaado xafladan. Waxaa sidoo kale
marti ku ahaan doona xafladan Abwaanka weyn Jaamac Kadiye iyo Rag iyo Haween qiima weyn ku leh Bulshada Soomaaliyeed iyo reer Puntland balan-teenu waa………….

Date 24.12.2012.

Time 5.00 Pm

Copland School

Cecil Avenue  HA9 7DU

Wembley

More Info biliis laxariir

Ismail Adam Diiriye               07961 695 254

Sakariye mohamed  Isticmaar             07960 721 669

Faisa  xasan                        07943 224 924

Abukar Awale                      07939 32 68 31

mahamed ahmed
<sakariye85@hotmail.com>

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online