Warar
Baarlamaanka Puntland oo ku baaqay in tashi la galiyo xeerka doorashooyinka Puntland(November 26, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka DFS.
(November 25, 2023)
Muqdisho:-Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabad Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Shirka Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)
(November 24, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinn Puntland oo Warmurtiyeed ka soo saartay wax ka badalida Dastuurka Ku meel gaarka DFS
(November 23, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todoba Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI London.
(November 22, 2023)
London:-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada Soomaaliya ee ka dhanka ah Argagixisada iyo Saboolnimo Hoggaamineed W/Q Taliyahii Hore ee Nabadsugida DFS Fahad Yaasiin Xaji Daahir
(November 22, 2023)
Qadar:-Hodantinnimo waa fiinta ugu saraysa ee hanaqaadka qofeed iyo kan qaran labadaba. Bulshaduna waxay baraare ku naalootaa kolkuu bislaado garaad wadareedkeeda. Haddiise uu kala dhantaalmo hanka u Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi oo shirgudoomiyey shirka Golaha Wasiirada
(November 16, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todoba Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada
(November 16, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
(November 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi ay hoggaaminayso. Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Shirka iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika
(November 10, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowq
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|