Warar
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay Nabaddoonnada ay argagixisadu ku dileen Masagawaa ee Gobolka Galguduud(April 23, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman iyo Nab Madaxweynaha JFS oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay António Guterres
(April 11, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Gu Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee Dawladda Puntland oo dil ku xukuntay 14 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.[Video]
(April 9, 2023)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee Dawladda Puntalnd ayaa maanta xukun dil ah ku ridey 14 nin oo ka tirsana argaagxisada Al shabab oo kala ah 1-Abuukar Cabdi Cisaaman (Goobe) ina khadii Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Al Sadiiq Ee Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
(April 7, 2023)
Nairobi:Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay ma Khudbadii Jimcaha Ee Masjid Abu Bakar Al Sadiiq Ee Nairobi.
(March 31, 2023)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu Bakar Al Sadiiq 6 Arimood Uga faa ideyso Bishan Ramadaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah . Su aalo iyo jawaabo Cusub Ramadaanka 2023 Q 1aad Sheekh Madaxweynaha JFS oo ansaxiyey xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista Dastuurka
(March 21, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ee Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay magaalada Nairobi Madax ka tirsan Beesha Caalamka.[Masawiro]
(March 20, 2023)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo hawlo shaqo u jooga Nairobi ayaa Maantay Magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Madax ka t Madaxweynaha JFS tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Soomaaliyeed.
(March 19, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan C Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Baydhabo.
(March 17, 2023)
Baydhabo:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay isigu yimaadeen Madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada kala ah Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug iyo gobolka Banaadir ayaa wa Madaxweynaha JFS oo furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
(March 16, 2023)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golah
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|