Warar
Madaxweynaha Galmudug oo heshiis la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee QM.(February 11, 2023)
Dhuusamareeb:Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u q Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.
(February 11, 2023)
Roma:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqasho ugu tegay Boqor Burhaan Boqor Muuse[Video]
(February 10, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gurigiisa Boosaaso ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay weheliyaan, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, iyo Beel Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari.
(February 9, 2023)
Boosaaso: 09 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa uu caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Guddiga Amniga ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ป๐๐ถ-๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐๐ถ๐ป๐ฑ๐ถ๐๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ
(February 9, 2023)
Muqdisho:-Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu ansixiyay magacaabista Hanti-dhowrka Guud Madaxweynaha JFS Hassan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Talyaaniga
(February 8, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Pal Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Laascaanood.
(February 7, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in deg DFS oo Warmurtiyeed ku cadeysay mowqifka dagaalka ka socda Laascaanood
(February 7, 2023)
Muqdisho:-Shir Jaraaโid mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo uu jeedinayo wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisi ๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ด๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐บ๐ป๐ถ๐ด๐ฎ .
(February 6, 2023)
Muqdisho:-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hayโaddaha amniga dalka. Wasaaradaha Shirka wadatashiga SSC ee ka socday magaalada Laascaanood oo laga soo saaray Warmurtiyeed
(February 6, 2023)
Laascaanood:-Isimada iyo waxgaradka SSC oo shir wadatashi ah uga socday magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxay soo saareen warmurtiyeed ay ku cadeynayaan mowqifka Isimada iyo waxgar
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|