Wararka Caalamka

Waa Maxay Forex Trading? Dr Maxamuud Horri
(February 12, 2020)
Garoowe:-Waa Muxaadaro muhiim ah uu Masjidka Ibnu Cali uu ka jeediyey Sh Dr.Maxamuud Horri  oo ah cilmi baaris aad ugu xeel dheer oo arriamaha dhaqaalaha iyo Sayniska ahna Sheekh diinta si wa
Zubayr Al-Muhaajir oo sheegay in Al Shabaab aysan diinta ku dhaqmin uuna ka baxsaday [Video]
(January 21, 2020)
Muqdisho:-Zubayr Al-Muhaajir oo ka mid ahaa Saraakiisha Ajnabiga ah ee ka mid ahaa Ururka Al-shabaab ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu ka baxsaday Hogaanka ururka Al-shabaab uuna hadda ku sugan yahay
Muxaadarooyin taxne ah oo lagu radinayo kuwa Culumada Bidceeya Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali 1aad -ilaa 12aad (Daawo)
(November 22, 2019)
Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxane ah oo uu jeedinayo Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali waxaana muxaadarooyinkaas lagu soo bandhigayaa koox caado ka dhiga
Dhibaatooyinka Warbaahinta Casriga ah Sheekh Dr-Abdulqani Beder
(November 19, 2019)
Sheekh Dr-Abdulqani Beder Hargeysa:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sheekh Dr-Abdulqani Beder waxaana Cinwaanka muxaadarda uu yahay Dhibaatooyinka Warbaahinta Cas
Xaliimo Maxamuud Osman Keenadiid oo ka qaadatay islamic university in Malaysiadarajada PHD Hambalyo.
(September 7, 2019)
Xaliima Maxamuud Cismaan Keenadiid Malesia:-Waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa hadaan nahay bahda Halgan.net walaasheen Xaliima Maxamuud Osman Keenadiid oo darajada PHD ka qaadatay Jaamacadda is
Shiikh Daahir aw cabdi oo si adag uga hadlay dhaqan xumadii Yoogada ee lagu qabtay Garoowe.[ Video]
(July 3, 2019)
Boosaaso: Shiikh Daahir aw cabdi ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay arintii Yoogada ee lagu qabtay magaalada Garoowe. Sh, Daahir aw-Cabdi oo dadweynaha ku soo tukaday masjidka Rowda ee Boosaaso aya
Fahamka Zakada Qaybtii 1aad iyo 2aad Sh Cabdinasir Xaji Axmed (Daawo)
(May 27, 2019)
Sheekh C/naasir Xaji Axmed Xafidahulaah Laascaanood:-Waxaan Halkan idiinku soo gudbineynaa Muxaadarada uu jeediyey Sheekh C/naasir Xaji Axmed Xafidahulaah waxaana uu Sheekh ka hadalay Fahamka Z
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Dr. Aadan Sh Ali Salah (Daawo)
(May 24, 2019)
Sheekh Dr. Aadan Sh Ali Salah Xafidahulaah Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr. Aadan Sh Ali Sal
Manhajul Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed Darsigii 1aad iyo 10aad
(April 15, 2019)
Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed Laascaanood:- Waxaan idiin soo gudbineynaa Manhajul Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo uu akhriyey Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed Darsigii 1aad. Sheekh
Sh.Shibli oo ka hadlay dhacdadii Muslimiinta lagu laayey ee dalka New Zealand
(March 18, 2019)
Nairobi:-Sh.Dr Maxamuud Maxamed Shibli ayaa waxaa uu ka hadlay dadkii Muslimiinta ahaa ee Jimcihii hore lagu laayey Masjid Al-Nuur ee ku yaal dalka New Zealand. Sh.Dr Maxamuud Maxamed Shib

« Previous PageNext Page »