Wararka Caalamka

Daawo Muxaadaraadkii laga jediyey Nadwo Cilmiyeed magaalada Berbera {Masawiro}
(February 25, 2019)
Berbera:-Waxaa idiin soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Berbera gaar ahaan Masjidka Shide Yare waxayna ahayd Nadwadii 4aad ee lagu qabto sa
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah (Daawo)
(February 15, 2019)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay
Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni 1aad ilaa 11aad ( Daawo)
(December 27, 2018)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxane ah oo ku saabsan qolo shiica ah oo uu ka mid yahay Maxamed Cali Jabarti oo ku nool magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Kooxdan
Mu’asasatul Ansaar oo Mutamar Islaami ah ku qabatay magaalada Nairobi (Masawiro)
(December 12, 2018)
Nairobi:-Mu’asasatul Ansaar ayaa waxay ku qabatay magaalada Nairobi Mutamar Islaami ah kaas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u tiro badan . Mutamarka ay qabatay Mu’asasatul Ansaar aya
Halgan.net oo idiin soo gudbineysa Barnaamij weedha Culumada ee Bisha Ramadaan (Daawo)
(May 23, 2018)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineysaa silsilad Duruus ah oo ku saabsan Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana jeedin doona duruustaa Culumada Soomaaliyeed waxaan barnaamijka loogu magac daray Weedha Culum
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Tahniyad iyo Baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed (Akhriso)
(May 17, 2018)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa tahniyad iyo baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed tahniyada oo ku aadan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ,Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ugu ba
Sh Xassan Daahir Aweys oo dilka Ismail Xaji Cadow ku eedeeyey kooxdii uu ka tirsana Al-Shabaab.[Daawo]
(April 25, 2018)
Muqdisho:-Sh. Xassan Daahir Aweyns oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ayaa soo diray fariin calaacal iyo qeylo dhaan ah oo ku aadan dilalka Sh Ismail Cadow waxaana uu dilka ku eedeeyey in ay ka danbeeya
Hagaajinta Qoyska Muslimkaa Sh Axmed Daahir Nadwadii 16aad Masidka Al-Rowda Bosaso.[Video/Masawiro]
(April 10, 2018)
Nadwadaan oo ah tii 16aad oo xiriir ah ee ka dhacda magaalada Bosaaso Gaar ahaan Masjidka Al-Rowda  waxaana sanadkaan ka qayb qaadanaya Qaybo kamid ah  Culimada waawayn ee Somalida Waxaana&n
Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari
(April 5, 2018)
Boosaaso:-Waxaa ka bilaaban doonta magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari nadwo cilmiyeedii 16aad ee sanad laha ahayd waxaana soo qaban qaabisay Nadwada Musasada Al-Minhaaj ee narumarinta Dacwada g
Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo Muxaadaro kaga hadlay Xiisadda ka taagan Tukaraq.[ Video]
(February 1, 2018)
Laascaanood:-Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyed kuna nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo badan ka jeediyey masjid Jaamic Laascaan

« Previous PageNext Page »