Oday wiilashiisii ku caasiyeen ma gablan baa ? W/Q: Abdirashid Aabi
(January 13, 2012)
Waxa la kasbado waxaa ugu qiimo badan awlaada iyo ubadka uu qofku dhalo maxaa yeelay waxaa laga rajeeyaa aduunkana kaal mo iyo waxtar markaad dhimatana duco iyo sadaqo jaariyo ah oo ay kuu sameeyaan.
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho.(Dhagayso)
(January 13, 2012)
Qardho:-Waxaa maanta oo jimco ah Masjidka Cumar Binu Khadaab ee magaalada Qardho khudbada Jimcaha ka akhriyey Ustaad Maxamuud Cali Aadan oo ah Bare wax ka dhiga Iskuulka Sh Cismaan Secondary School ah
Al shabaab oo ku soo bandhigay 3 Kenyan ah Degmada Baardheere
(January 13, 2012)
Wajeer:-Ururka Al-shabaab ayaa maanta ku soo bandhigay fagaare ku yaalla magaalada Baardheere ee gobolka Gedo 3 ka mid ah askarta dalka Kenya kuwaas oo ay ka soo qafaasheen gudaha Degmada Wajeer ka d
Madaxweynaha Puntlland oo sheegay in howshii shidaal baarista ay ka bilaabtay Puntlland
(January 13, 2012)
Bosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo waraysi gaar ah  saaka siiyey Idaacada BBC-da laanta  Afka Soomaaliga  ayaa waxaa uu ku sheegay in Puntlland laga