Dagaalka Aan ugu jirno ilaalinta Akhlaaqda islaamka Sheekh Dr.C/raxmaan sh C/laahi(Daawo)
(December 28, 2012)
Nairobi:- Waxaan idiin soo gudbineynaa caawa muxaadaro uu horey u jeediyey Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar  waxaana uu ka jeediyey Masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi  mar uu soc
Warbixin ku saabsan Kulan diimeedkii kadhacay Boston, MA Dec 21-23-2012 (Daawo)
(December 28, 2012)
Boston:-Magaalada Boston ee Gobalka Massachusetts (USA) ayaa waxa lagu soo gabogabeeyey kulan diimeed aad u heersareeyey oo ay kasoo qayb galeen dadwaynaha ku dhaqan gobalkan iyo qaar kamid ah gobalad
Nabadoon Gaboobe Aadan Dalab oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
(December 28, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa caawa  lagu dilay allaha u naxariistee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug  Nabadoon Gaboobe Aadan Dalab oo ka mid ahaa Nabadoonada gobolka Mudug , Nabadoonka Gaboobe aya
Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya Sheekh C/waaxid Xasan (Dhageyso)
(December 28, 2012)
Nairobi:-Sheekh Cabdi Waaxid Xasan ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay ducada iyo in ay tahay silaaxa qofka Muslinka ah waxaana uu tusaalooyin badan ka soo qaatay Kitaabk
Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo xabsiga laga sii daayey
(December 28, 2012)
Nairobi:-Waxaa goordhow xabsiga laga siidaayey Sheekh Xasaan Xusen Aadan sidda ay noo sheegeen ilo wareed ku sugan magaalada Nairobo Xassan Xuseen ayaa  ciidamada nabadsugida ay maalmo ka hor ku xire
Al-Shabaab iyo ciidanka huwanta oo uu dagaal ku dhexmaray Qansax-dheere
(December 28, 2012)
Baydhabo:-Dagaal culus oo u dhexeeya ciidanka DFS oo ay kaabayaan kuwa Itoobiya iyo Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay xalay degmada Qansax-dheere ee gobolka Bay oo ay haatan gacanta ku hayaan
Askari Kenyan ah oo lagu dilay Degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.
(December 28, 2012)
Mandheera:-Warar  naga soo gaaray magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in xalay koox hubeysan ay weerareen laba askari oo ka tirsan ciidanka Kenya kuwaas oo ku guda jiray h
Qardho oo laga joojiyey Shirarka siyaasadeed aysan dowlada ka warqabin
(December 28, 2012)
Qardho:-Kulan ay isigu yimaadeen Masuuliin ka tirsan dowlada Puntland oo lagu qabtay shalay  hoolka shirarka ee degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa looga hadlay sugida amaanka iyo i