Sidee looga hortagi karaa hagardaamooyinka Ururka Al-shabaab W/Q Shiikh Cali Xuseen
(February 21, 2013)
Waxaa talooyinkaan igu dhaliyey dilkii naxariis darada ahaa ee lagu beegsaday al-sheekha Al- callaama al-waalid C/qaadir Nuur Faarax oo ay soo abaabuleen arxan laa wayaasha ururka Al-shabaab ayagoo ho
Nadwo ka dhacday Masjid Jaamica Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.[Dhagayso]
(February 21, 2013)
Laascaanood:-Waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool gaar ahaan Masjidka Jaamac Laascaanood ka dhacay nadwo ay ka qayb galeen culimo’u diin fara badan oo ka soo qayb galay aaskii Sheekh
Sh Cali Warsame oo ka hadlay dilkii Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]
(February 21, 2013)
Kulan ay isugu yimaadeen culimada Soomaaliyeed iyo aqoon yahanada ku nool magaalada Qaahira ayaa tacsi tiiraanyo leh u gudbiyay dhamaan umadda Soomaliyeed gaar ahaana qoyskii uu ka geeriyooday sidoo k
Golaha dacwada ee Al-bayaan oo Nadwo ka qabtay dilka Sheekh. C/qaadir Nuur Faarax. [Daawo Video]
(February 21, 2013)
Golaha dacwada ee Albayaan ayaa waxay habeen hore ku qabteen magaalada Captown waxaana nadwada ka qeyb galay qaar ka mid ah culumada iyo ducaada dalka S.Afrika.Nadwada ayaa waxaa diirada lagu saaray d
Jaaliyadda Puntland ee dalka Finland oo ka tacsiyeyneysa geeridii Sh.C/qaadir Nuur Faarax
(February 21, 2013)
Inaanlilaahi waa inaa ileyhi raajicuun! Jaaliyada Puntland ee kunool dalka Finland ayaa tacsi tiiraanyo leh udireysa dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaali yeed ee ka kooban culimada, ganacsa

« Previous Page