Sheekh Daahir Aw- Cabdi oo ka hadlay dilkii loo geystay Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(February 15, 2013)
Garoowe:-Shiikh Daahir Aw- Cabdi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo maanta Salaadii Casar lagu dilay gudaha m
Golaha Dacwada Ee AlBayaan (K/AFRIKA) oo tacsi u diray Ehelada Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 15, 2013)
Golaha dacwada ee Albayaan maamul, shaqaale, Ducaad,Imaamyo,Macallimiin iyo xubnaba waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyaynayaan ummadda Soomaaliyeed Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Sheekh Cabdulqaad
Sh Maxamed Umal Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaa loo dilay diin uu Xambaarsanaa(Dhageyso)
(February 15, 2013)
Nairobi:-SheekhMaxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibada ayaa caawa ka hadlay dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah oo galabta c
Tacsi iyo Baaq Macalimiinta Jaamacadda Taibah, Jubail iyo ardayda Jaamacadda Al-Islaamiya ee Madiinah Al-Munawarah
(February 15, 2013)
Madina:-Anaga oo ah macalimiinta Jaamacadda Taibah, Jubail iyo ardayda Jaamaacadda Al-Islaamiya ee Al-Madiinah Al-Munawarah, Saudi Arabia, waxaan uga tacsiyeeyneynaa Ummadda Soomaaliyeed, dhalinta dac
Daawo Gacan ku dhiiglihii dilay Sheekh C/qaadir nuur Faarax oo waramaya (Muuqaal)
(February 15, 2013)
Garoowe:-alahau naxariistee waxaa maanta casarkii lagu dilay magaalada Garoowe Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed waxaana dilka geystay wiil dhalinyaro ah xili uu Sheekhu
Dhagarqabihii dilay Sh Cabduqaadir Nuur Faarax oo la qabtay
(February 15, 2013)
Garoowe:-Allaha u naxariistee sidii aan ku sheegnay wararkeenii hore ee maanta waxaa magaalada Garoowe gaar ahaan Masjidka Badr lagu dhex dilay xili lagu jiray Salaadii Casar Sheekh.Cabduqaadir Nuur F
Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe
(February 15, 2013)
Garoowe:-War goor dhow soo gaaray Shabakada Wararka ee Halgan.net ayaa sheegaya in allaha u naxariistee Sh. C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah Culumada ug waaweyn dalka Soomaaliya lagu dilay magaalada
DFS oo ka hor timid codsi dowladda Kenya u gudbisay golaha ammaanka.
(February 15, 2013)
 Muqdisho:-Dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay  in ciidamada badda ee Kenya lagu daro howlgalka nabad ay ciidamada AMISOM ka wadaan Soomaaliya gaar ahaan codsi dowlada Kenya ay u
Puntland oo ka hadashay dagaalkii shalay ka dhacay Buuraha Golis
(February 15, 2013)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka Puntlland iyo ururka Al-shabaab uu shalay dagaal ku dhexmaray degaan ka Ceeldibir oo ka tiran Bu
Golaha Qaramada Midoobay oo ka shiray xaalada dalka Soomaaliya [Video]
(February 15, 2013)
Kulan ay yeesheen  Golaha Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay uga hadleen xaalada dalka Soomaalia  waxaan ay ka doodeen  xaalada amni iyo tan xaalada bini'aadamka ah. waxyaabaha lagu soo qaaday kulanka