Guddoomiyaha maamulka KMG Kismaayo oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo
(February 7, 2013)
Kismaayo:-Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta ee DFS oo gaaray magaalada Nairobi
(February 7, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar muhiim ah oo ku saabsan sidi
Golaha Wasiiradda ee dowlada federaalka oo ku shiray Muqdisho (Warsaxaafadeed)
(February 7, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (
Koox hubeysan oo weerartay maqaaxida Chum Fry oo ku taal magaalada Gaarisa
(February 7, 2013)
Gaarisa:-Koox hubeysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa saaka weerar ku qaaday maqaaxida  Chum Fry oo ku taala magaalada Gaarisa waxaana weerarkaas uu dhaliyey khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac waxaana
Ra’isul wasaarah JFS Cabdi Faarax Shirdoon Garsoorku waa mid madax banaan[War-saxaafadeed]
(February 7, 2013)
Muqdisho:-War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ra’isul wasaarah dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaamiy