Gabay ku socda Xassan Xuseen W/Q Xidig Cismaan Saalax
(February 21, 2013)
Mekkah:-Waxaa caawa idiin na soo gaaray gabay Carabi ah oo mid ka mid ah ducaad uu ka tiriyey Xassan Xuseen oo ah nin ku ibtilaysan gaalaysiinta dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah ilaa uu gaaray in cul
Dardaarakii ugu danbeeyey uu Sh C/qaadir Nuur ka jeediyey Jaamacada Bariga Afrika(Dhageyso)
(February 21, 2013)
Boosaaso:Ardayd ka mid ah ardayda dhigata Jaamacada bariga Afrika ayaa caawa soo gaarsiisay Halgan.net dardaarankii ugu danbeeyey ee uu Sheekh C/qaadir Nuur Faarax uu u jeediyey ardayda Dhigta Jaama
Masjidka Alsaxaaba ee Edmonton oo tacsi u diray Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 21, 2013)
Imaamka Masjidka Saxaaba, Culimada iyo Ducaada magaalada Edmonton, maamulka masjidka, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaaladan Edmonton, dhamaantood waxay ka tacsiyaynayaan  iyagoo ka tiiraanyaysan dilki
Dib u eegis mise digasho?.W/Q Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur
(February 21, 2013)
Marka hore waxaan Allaah uga baryayaa naxariis iyo in uu ku waaro jannada firdowsa sheekheenii Sh.C/qaadir Nuur Faarax, sidoo kale waxaan tacsi mug leh u dirayaa guud ahaan ummadda soomaaliyeed gaar a
Sheekh C/qaadir ma gablamin W/Q Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
(February 21, 2013)
Cadowga qorsheeyay in la dilo sheekh C/qaadir nuur faarax alle ha u naxariistee uma aanu dilin hanti iyo dhaqaale uu lahaa oo lagu xasdayay, umana dilin madaxnimo iyo kursi uu haysaty oo laga qaadanay
Sheekh Maxamuud Shible oo caawa muxaadaro ka jeediyey Masjid Bilal ee magaalada Jigjiga
(February 21, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa oo jimca,ah muxaadaro cinwaan keedu yahay (miyay simanyihiin kuwa waxyaqaana iyo kuwa aan wax aqoonin?) kajeediyay masaajidka bilaal ee magaalada jigjiga
Dowlada Japan oo safiir u soo magacawdey dalka Soomaaliya
(February 21, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku qaabilay Safiirka cusub ay dowladda Japan u soo magaacwday Soomaaliya Kadib m
Dad Muslimiin ah oo lagu laayey masaajid ku yaalla deegaanka Libooye
(February 21, 2013)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Libooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay ku laayeen masjid ku yaala deegaanka Malele oo u jira 25 km u jira xeryaha qaxootiga Dhadhaab. Dilka foosha xun oo
Abwaan Jaabir Gacayte oo suuqaan ku cabiray dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Dhageyso)
(February 21, 2013)
Muqdisho:-Abwaan Jaabir Gacayte ayaa waxaa uu suugaan ku cabiray dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah kaas oo ay Al-Shabaab ku dileen magaalada Garoowe ee xarunt
Barnaamijka Doodwadaag ee Universal Tv oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur(Daawo)
(February 21, 2013)
London:-Barnaamijka Doodwadaag ee Universal Tv ayaa xalay waxaa  looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah kaas oo ay kooxda Al-Shabaab ay ku dileen magaalada Garoowe gaar ahaan Masaaj

Next Page »