Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo Muhiim ah
(February 10, 2013)
Norway:-Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulsh
Sheekh Maxamuud Shibli oo caawa muxaadardii ugu horreysay ka jeediyay Jigjiga
(February 10, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamauud Shibli oo socdaal dacwadeed maanta jigjiga ku yimid ayaa caawa muxaadaro cunwaankeedu yahay  الوصايا العشرة  ka jeediyay masjidka jaamica ah ee magaalada jigji
Taariikhda jaamacadda Bariga Afrika Boosaaso iyo heerarkii ay soo martay oo kooban.[Video]
(February 10, 2013)
Boosaaso:-Jaamacada Bariga Africa (JBA) waxaa la aasaasay sannadkii 1999-kii, kadib markii koox  aqoonyahanno, culumaa’udiin, ganacsato iyo indheer-garad ahi ay dareemeen in baahi xoog leh loo qabo
Sh Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo si weyn loogu soo dhaweeyay Jigjiga(Masawiro)
(February 10, 2013)
Jigjiga:-Sh.Maxamuud Sheekh Maxamed Shibli ayaa maanta duhurnimadii 11:07 AM waxaa uu ka soo degay Garoonka caalamiga ah ee Garaad Wiil waal ee Magaalada Jigjiga waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Golaha
Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 75 ilaa 81 (Video+ Cod)
(February 10, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
Ogeysiis Kitaab cusub إختيارات الإمام النووي الفقهية في العبادات ,من خلال كتابه “المجموع Sh Maxamed Macalin
(February 10, 2013)
Cairo:-Madbacadda Daarulfaaruuq waxay bahweynta islaamka guud ahaan, gaar ahaana bulshada Soomaaliyeed u soo gudbinaysaa kitaab cusub oo ay daabacday.Kitaabka magiciisa waxaa la yiraahdaa: إختيا