Waxgaradka gobolka Nugaal oo ku baaq dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab (Dhageyso)
(February 27, 2013)
Garoowe:-Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen maanta waxgaradka Cuqaasha iyo culimaa'udiinka gobolka Nugaal ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe  waxaana kulankaas sidoo kale ka soo qeyb galay m
Dhagar qabayaashii dilay Sheekh Dr Axmed Xaaji oo Maxkamada Darajada 1aad ay ku xukuntay dil .[Dhagayso]
(February 27, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta la horkeenay Maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka ee Puntlland dhagar qabayaashii dilay oo qaybta ka ahaa dilkii foosha xumaa ee Sh. Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan allaha u
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada BuurHakaba ee Gobolka Bay
(February 27, 2013)
Buurhakabo:-Warark naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay aya sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa DFS iyo AMISOM ay la wareegeen degmada Buurhakabo oo maalmihii la soo dhaafay uu ka j