Midowga Yurub oo lacag dhan 25 milyan oo EUR ugu deeqay Puntland

March 19, 2013 - Written by

FarooleGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta Midowga Yurub ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu lacag dhan 25 milyan oo EUR loogu deeqay Dowlada Puntland  si wax looga qabto nabaad-guurka ,cuntada,iyo amaanka Puntland.

Midowga Yurub ayaa sheegay in Mashruucan ay hirgelin doonaan hay’adaha CARE iyo ADESO, si ay fursado shaqo u helaan dad reer miyiga ah ee uu ku habsaday Nabaad guurka .

Sidoo kale War-saxaafadeedka ka soo baxay maanta Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in barnaamijka uu wax ka qaban doono jarista geedaha kuwaas oo inta badan loo isticmaalo dhuxusha.

Midowga Yurub lacag dhan 25 milyan oo EUR ugu deeqay Puntland

M_M Deeq
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online