Xaqa Culimada ay ku leeyihiin Umada iyo kuwa dhiigooda banaysta maxaa lagu gartaa.? Sh Umal.[Daawo Video]

March 31, 2013 - Written by Editor

2Oslo:-Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed kana mid ah culimada ka qayb galaysa Mutamar Islaami ah oo ka socda magaalada Oslo caasimada dalka Norway ayaa waxaa uu ka jeediyey muxaadaro aad u qiimo badan oo uu Shiikhu uga hadlay Xaqa culimada diinta xanbaarsan ay ku leeyihiin umadooda. Sh Maxamed Cabdi Umal allaha dhowree ayaa waxaa uu marka hore waxaa uu qeexay wax la yiraahdo culimo iyo kuwo kale oo lagu khaldi karo laguna dagmi karo isagoo  tusaaleeyey fadliga culimada iyo xaqa ay leeyihiin iyo waa ‘ayo kuwa dhiigooda banaysta maxaase lagu gartaa.

Hoos ka dhagayso muxaadaradii Xaqa Culimada  iyo Sh Maxamed Cabdi Umal


Halgan.net/Taleexwacaan

10 comments on “Xaqa Culimada ay ku leeyihiin Umada iyo kuwa dhiigooda banaysta maxaa lagu gartaa.? Sh Umal.[Daawo Video]

  1. SAID on said:

    Maansha ALLAAH ILLAAHAY ha inoo xifdiyo Sheikha sida wanaagsan ee uu ugu soo halgamay DIINTA walina uu ku jiro dadaalkeeda ILLAAHAY haka badbaadiyo cadowga gaalada

  2. aliya diriya on said:

    Maansha allah ilaahow.

  3. mohamed muxays on said:

    awalan asc walaaladay muslimiinta ah meel walba aad joogtaan allaah ayaa mahad iska leh waxaan kufarxay sheekhayna qaaliga ah sh umal markaan sitoos ah aan ula kulmay mu,tamarka oslo allah naxariistiisa ayey kudhacday allow nooxifdi culimadayna sida sh. umal sh. ali mohamed saalax sh. mustafa iyo mashaa ikhdoo dha mahadsanidiin asc

  4. Mohammed Hersi on said:

    Maansha allah ilaahow culimada noo xifdi weliba Umal iyo kuwa la halmaala ee dadka dacwada fahamsiin og walaahaha halgana ilaahay haka abaalmariyo halganka dacwiga ah ee ay ku jiraan.

  5. abdirazk Abdalla on said:

    ILaahay ha xafido culumda sheikh maxamed umal ka midyahay, ku wii shahiidayna ILaahay haka aqbalo sida sheikh Ahmed xaaji iyo sheikh Abdulqadir Farax nur,iyo intii diintooda lagu dilay….

  6. muusecawl on said:

    Halgan walaalayaal ilaahay kheyr badan haydinka siiyo dedaalka dheeraadka ah iyo juhdiga badan ee aad waddaa allahna xaqa haynagu sugo amin sc wr wb

  7. Hussein on said:

    Halgan walaalayaal muxaadaraadkii kalana soo daaya sida kii sheekh almiz

  8. maxamed xaashi maxamuud on said:

    maasha alaah alaha xafido shiiqa alaha ajar kaseeyo anaga alaha naganigo kuwe ku camal fala

  9. Abu faadumo on said:

    Maashaa ALLAAH ilaahay ha noo daayo culimada

  10. Hussein on said:

    Maasha allah, ilaahay sheekha khayr ha siiyo, waa sheekh caalim ah oo bulshada wax fahamsiin og

    By Hussein Hargeisa-Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

226,876 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Archives
March 2013
M T W T F S S
« Feb   Apr »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online