Abu Ayaan oo ka waramay qaabkii loo dilay Abu Mansuur Al-Amriki iyo Osama Al Britaini.[Dhagayso]
(September 12, 2013)
Gedo:-Idaacada VOA ayaa waxay wareysi la yeelatay Abu Ayan oo ka mid ahaa Ururka Al-shabaab waxaana uu ka warbixiyey qaabkii loo dilay Abu Mansuur Al-Amriki iyo Osama Al Britaini. Cumar Maxamed Abuu A
Puntland oo cambaaraysay weerarkii Isqarxinta ee lagu qaaday Madaxweynaha Jubbaland.[War-saxaafadeed]
(September 12, 2013)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay si weyn u cambaaraynaysaa weerarkii isqarxinta ahaa oo lagu qaaday kolonyo gadiid ah oo galbinaysay Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Maxamad Islam (Axmed Madobe) isa
Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Sh.Axmed Madoobe oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo.[Dhagayso]
(September 12, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Sh.Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo goor dhow kula hadlay saxaafada  magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu u sheegay in uu ka badbaaday qarax is miidaam
Ciidamo daacad u ah Godane oo la sheegayo in ay dileen Abu Mansuur Al-Amriki
(September 12, 2013)
Baydhabo:Warar naga soo gaaraya gobalka Bay ayaa sheegaya in saaka ciidamo daacad u ah Axmed Godane ay weerar ku qaadeen howdka Raam-cadey halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen Abu Mansuur Al-Amari ,Usa
Madaxweyne DFS oo cambareyey weerarkii lagu qaaday Madaxweynaha Jubba
(September 12, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareyey weerarkii maanta lagu qaaday hogaamiyaha  Maamulka KMG ee Jubbooyinka Mudane Sh.Axmed Maxamed
Madaxweynaha Maamulka KMG Jubba Axmed Madoobe oo ka badbaaday isku day lagu khaarajin lahaa
(September 12, 2013)
Kismaayo:-Waxaa saaka weerar qarax ah lagu weeraray baabuur galbinaysay madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe, Qarax ayaa dhacay xili maanata uu dib uga soo laabtay mag