Dawro aqoon iswaydaarsi ah oo loo qabtay Ardayda iskuulka Imaamu Shaafici ee Boosaaso.[Masawiro]
(January 5, 2014)
Bosaaso:- Magaalada Boosaso ee xarunta Goboka Bari ayaa waxaa ka bilawday maanta oo tariikhdu tahay 05/01/ 2014 dawro aqoon is way daarsi ah oo ay soo qaban qaabiyey iskuulka Imaamu Shaafici oo kaasha
Axmed Karaash oo sheegay in uu u taagan yahay xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland
(January 5, 2014)
Garoowe:-Mid ka mid ah Madaxweynayaashii Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan (Ahmed Karaash) ayaa maanta  magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne ku xigeenka do
Habraaca doorashada Puntland 2014 oo saaka la shaaciyey.[Dhagayso]
(January 5, 2014)
Garoowe:-Guddiga doorashada madaxtinimada Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaci yey shuruudaha laga doonayo qofka u tartamaya xilka madaxweynanimada Puntland iyo ku xigeen kiisa, Afhayeenka guddig
Murashax Gen.C/laahi Siciid Samatar oo soo dhaweeyey gudoonka Baarlamaanka Puntland.[Dhagayso]
(January 5, 2014)
Garoowe:-Musharaxiinta Puntland ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire iyo labadiisa ku xigeen oo shalay ay doorteen Xildhibaanada cusub ee
Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Prof.Geedi oo ka hadlay doorashada Puntland[Dhagayso]
(January 5, 2014)
Nairobi:-Ra’iisal wasaarihii  hore ee dowladda Federaalka ee ku meel gaarka Prof Cali Maxamed Geedi oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ku amaanay Puntland qaabka nabad gelyada ah
Musharax Maxamed Cabdinuur oo u ka hadlay doorashadii Guddoonka cusub ee Baarlamaanka
(January 5, 2014)
Garoowe:-Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u Tartamaya Doorashada Madaxtinimada Puntland ayaa ku Tilmaamay Doorashadii Lagu doortay Guddoomiyaha Cusub Barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire iyo Lab
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku ammaanay Puntland doorashada Baarlamaanka, una hamblayeeyay guddoonka cusub
(January 5, 2014)
Muqdisho, January 5, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh Axmed Maxamed ayaa si weyn u soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Baarlamaanka Puntland ee shalay lagu soo gaba gabeeyay
Xafiiska UNSOM ee Puntland oo Agab ciidan ku wareejiyey Taliyaha amniga ee doorashooyinka Puntland[Dhagayso]
(January 5, 2014)
Garoowe:- Xafiiska qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa saaka  waxaa uu  ku wareejiyey Taliyaha guud ee ciidanka difaac Puntland ahna Taliyaha amniga ee doorashooyinka Pun
Arday badan oo ka qalinjabiyey Machadka Al-dacwa ee magaalada Hargeysa (Masawiro)
(January 5, 2014)
Hargaysa : xaflad baaladhan oo lagu sagootiyayo 141 arday oo ka qalin jabiyey machadaka AL-dacwa ayaa lagu qabtay Hotel Safari ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Xafladan oo si wayn loo soo agaas