Xuutiyiinta oo qabsaday Tv Qaranka ee dalka Yemen iyo xaafada ka mid ah Sanca (Daawo)
(September 20, 2014)
Yemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegay in kooxda Xuutiyiinta shiicada ah ,qabaa,il la socda iyo ciidamo daacad u ahaa Madaxweynihii hore ee dalka Yemen ay qabsadeen Tv Qaranka ee dowlada
Ra’iisul wasaarah DFS oo intuu uu joogay London kula kulmay Siyaasiyiin caan ah.[Masawiro]
(September 20, 2014)
London:-Ra'iisulwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa intuu uu ku sugnaa magaalada London  waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay siyaaasiyiin caan ah  iyo wasiiro hore oo k
Qarax lagu weeraray ciidanka AMISOM ee ku sugan Kismaayo (Dhageyso)
(September 20, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in maanta qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kwa Burundi xili ay marayeen xaafad Via A
Barnaamij ku saabsan Zaad siinta Xujeyda oo lagu qabtay Markazka Ibnu Baaz (Masawiro)
(September 20, 2014)
Muqdisho:-Barnaamij loogu tala galey toosinta & Zaad siin ku saabsan Xajka ayna iska kaashadeen Markazka Ibnu Baz ee Dacwada & Jaamacada Imam ayaa Magaalada Muqdisho loogu qabtey qaar ka mida
Madaxweynaha DFS oo xukuumada DFS ku raacay xil ka qaadista Sanbaloolshe furayna kalfadhiga golaha Baarlamaanka
(September 20, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kalfadhiga golaha baarlamaanka DFS waxaana uu khudbad kooban ka jeediyey golaha baarlamaanka DFS waxaana kalfadhiga ku soo dhaweeyey