Barnaamij ku saabsan Zaad siinta Xujeyda oo lagu qabtay Markazka Ibnu Baaz (Masawiro)

September 20, 2014 - Written by Editor

Copy of DSC05796Muqdisho:-Barnaamij loogu tala galey toosinta & Zaad siin ku saabsan Xajka ayna iska kaashadeen Markazka Ibnu Baz ee Dacwada & Jaamacada Imam ayaa Magaalada Muqdisho loogu qabtey qaar ka mida Xujeyda Sanadkan 1435H xajineysa.
Barnaamijka waxaa soo jeediyey Sh C/risaq Aw Aadan oo aqoon durugsan u leh arimaha Xajka, goobta ka jeediyey Muxaadaro muhiima oo ku saabsan Xajka guud ahaan & Xaajiga waxa la gudboon ee acmaal ee uu gudanayo inta lagu jiro ayaamaha Xajka.

Sidoo kalena Sh. C/risaaq wuxuu goobta ku soo bandhigay nuqulana Xujeydka ka siiyey bug Af-Soomaaliya oo ku saabsan Xajka, faahfaahino badan oo Xajka uu Xaajigu ka heli karo ka hor & inta uu Xajka ku jiraba.

Sidoo kale goobta waxaa lagu soo bandhigey Muuqaalo muhiima oo ku saabsan Xajka & goobaha kale duwan ee inta lagu jiro Xajka Acmaasha lagu gudanaya.

Barnaamijka ayaa Xujeydii ka qeyb gashey ka faa’iideen xogo muhiima oo ku aadan Xajka ay u socdaan, qeybna ka qaadan karta iney si saxa u soo gutaan Idanka Alle Xajka.

no images were found

Waxa uu Barnaamijkan qeyb ka yahey barnaamijta wax galka u ah Bulshada ee Markazka Ibnu baaz ee dib dhawaan loo furey uu bulshada u qabanayo looguna talo galey asal ahaan inuu qabto.

Musasat Al-Safa
Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online