Khudbadii Jimce ee uu Sh Shibli ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]

September 26, 2014 - Written by Editor

shshibli1Nairobi:-Sh Maxamuud Maxamed Shibli oo khudbadii jimcaha maanta ka jeediyay masjidka alhidaaya aya waxa uu kaga hadlay fadliga ay leedahay 10ka maalmood ee bisha dulxija oo khamiisti shalay ahayd bilowday, sheekha ayaa dad waynihi masjidka soo buuxiyay ku booriyay iney maalmahan yar kaga faa’iideeystaan acmaasha wanagsan, madaama ay maalmahan yihiin kuwa ugu fadliga badan sanadka. Sh Maxamuud Maxamed Shibli ayaa waxaa kale oo uu Khudbadiisa uga hadlay in ay muhiim tahay  Soonka maalinta Sagaalaad ee Carafo madaama ay jimco ku aadantahay.

Hoos ka Dhagayso Khudbadiis Jimce ee uu Sh Maxamuud Maxamed Shibli ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/s7zlguw8tw/140926_khudbah_sh_shibli.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Maxamed Axmed Ismaciil
Nairobi, Kenya

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online