Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Stokhlom oo gurmad u fidiyey shacbaka Gobolka Gedo.[Daawo].

September 13, 2014 - Written by Editor

RaxmaStokhlom:-Kulan balaaran oo loogu gurmanayo shacabka gobalka Gedo oo ay abaarah ku dhufteen ayaa waxaa lagu qabtay xarunta dalka Sweden ee Stokhlom waxaana jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada stokhlom ay direen lacag gaareysa 25000 oo doolar.

Waxaa loogu baaqayaa dhamaan Muslimiinta Soomaaliyeed ee meel walba jooga in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo fidinayo shacabka gobalka Gedo waxaana wixii dhaqaalo ah lagu hagaajin karaa Musasada Al-Raxma oo u istaagtay in ay gaarsiiso gurmadka kala duwan ee soo gaara shacabka gobalka Gedo.

no images were found

Hoos ka Daawo Kulankii Jaaliyada Soomaaliyeed ee stokhlom oo ka qeyb qaadatay Gurmadka abaaraha gobalka Gedo.

Halgan.net

Sweden

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online