Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lala yeeshay waraysi.[Daawo]

September 19, 2014 - Written by Editor

wareysiLondon:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed oo safar shaqo ku soo gaaray dalka Ingriiska ayaa waxaa uu waraysi kooban uu siiyey Tv-ga Somali channel waxaan waraysiga oo koobnaa la yeeshay Wariye Cabdikariin Cali Kaar. Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa waxaa wax laga wiidiiyey safarka uu ku soo gaaray dalka Ingriiska , khilaafka u dhexeeya Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud iyo casilaadii ay golaha wasiirada xilka ka qaadeen agaasimihii hore ee hay’ada sirdoonka.


Hoos ka Dhagayso waraysiga lala yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed


Source : SomaliChannel

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online