Sh Abdirashid Ali Nuur oo ka hadlay Buug lagu daahfuray Nairobi uu ka qeyb galay [Daawo Video-ga]

September 25, 2014 - Written by Editor

shcabdirashiidNairobi:-Sh Abdirashid Ali Nuur ayaa waxaa uu ka hadlay buug dhawaan lagu daahfuray magaalada Nairobi oo u gafay diinta Islaamka iyo Nebigeena Muhamad NNKH Sh Cabdirashiid ayaa waxaa uu ka sheekeeyey qaabkii uu uga qayb galay shirka isagoo xusay in inta uusan tegin xaflada lagu daahfurayey buuggaan uu codasday in buuga nusqo laga siiyo balse aysan suurto gelin.

Sh Abdirashid Ali Nuur ayaa sidoo kale waxaa uu xusay in inta uusan xaflada tegin uu xansaday cid buuga qortay loona sheegay qoraaga oo gartay oo mudo badan uu yaqaanay uusan marna ka filanayey in uu xadgudub ku sameyn doono diinta Islaamka iyo nebigeena Mahamed NNKH.

Sh Abdirashid Ali Nuur ayaa sheegay in kalimada kooban oo wacdi iyo guubaabo ah oo ku aadan in wax la qaro laguna qoro afkeena uu dhiiri geliyey balse markii ay in yar xaflada joogeen hadalkii loodhiibay qoraaga buuga oo hadaladiisa ay ka muuqtay  in uu diinta iyo shareecada u gafay inta xaflada la joogay uu radiyey.

Dadka ka soo qayb galay buugaan wax loog dhimayo diinta Islaamka oo ka koobnaa bulshada qaybaheed kale duwan ayaa iyagu wax war ah ka hayn wax uu xanbaarsan yahay buuggaan maadaam inta badan la helin buuggan ilaa markii la daahfuray mooyee.

Hoos ka Daawo Sh Abdirashid Ali Nuur oo ka hadlaya buuga lagu aflagaadeeyey diinta Islaamka

Halgan.net
Salafmedia
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online