Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo lagu magacaabay gudiga joojinta Tahriibka [War-saxaafadeed]

September 18, 2014 - Written by Editor

IMG_89371Garoowe:- Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ah kuwaas oo ay ka mid yihiin Xaaladda Nabadgelyada dalka, iyo hirgelinta go’aankii lagu joojiyey ka ganacsiga hubka, dib u habaynta hay’addaha Dowladda sida Cadaaladda, Shaqaalaha,dhaqaalaha iyo Ciidamada, arrimaha tahriibka iyo warbixino laga dhegeystay qaar ka mid ah Wasiirada Dowladda oo safaro shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Hoos ka akhri warsaxaafadeed ka soo baxay shirkii ay yeesheenn golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

no images were found


Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online