Ciidanka DFS oo howlgalo ka sameeyey Degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag (Masawiro)
(November 5, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka nabadsugida ee DFS ayaa saaka howlgal ka sameeyey magaalada Muqdisho waxaana ay gacanta ku dhigeen rag lala xiriirinayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo hub kala duwan. Ciid
Ergeyga gaarka ah ee IGAD Ambassador Maxamed Afey oo Muqdisho soo gaaray
(November 5, 2014)
Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Soomaliya u qaabilsan IGAD Ambassador Maxamed Afey  waxaana ujeedada socdaalkiisa lagu sheegay in uu u kala dab
Sheekh Salim Bakari oo saaka lagu dilay magaalada Mombaza
(November 5, 2014)
Mombaza:-Wararka ka imaanaya magaalada xeebeedka Mombaza oo ah magaalo ay aad muslimiintu Kenya u degan yihiin ayaa saaka salaadii Subax ka dib la dilay. Sh.Salim Bakari. Sheekh Salim Bakari ayaa waxa
Madaxweyne PL oo Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Madaxa Xafiiska UN-HAPITAT ee Soomaliya
(November 5, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Xafiiska UN-HAPITAT ee Soomaliya Mr.Dragan Tatic.
Loolan Siyaasadeed oo xasaasi ah oo ka socda magaalada Muqdisho.
(November 5, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya madaxda sare ee DFS uu marayo meel xasaasi ah waxaana ka socda Hotelada magaalada Muqdisho kulamo iska soo horjeed