Go’aan uu Guddoonka Baarlamaanka ku shaaciyey xiliga ay Bilaabanayaan Kulamadii Baarlamaanka

November 29, 2014 - Written by Editor

jawaari1Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa lagu sheegay in maalinta Talaadadda oo ay tahay bisha 2/12/2012 la qaban doono kulan ay Xildhibaanadda DFS uga doodi doonaa mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh.

Guddoomiyaha Baarlamanku DFS Prof.Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa uga mahad celiyey Xildhibaaadda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay isla ogolaadeen wada hadal iyo is afgarad ka dib in Xildhibaanadu ay ka doodaan mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh

Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ka soo baxay Go’doonka Baarlamaanka DFS

no images were found


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online