Hambalyo:-Sh Axmed Jaamac Ismail oo Darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacada Islaamiga ee Madiina (Masawiro)

November 4, 2014 - Written by Editor

_1_~1Madiina:-Sh Axmed Jaamac Ismail oo Darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacada Islaamiga ee Madiina Al-Munawara  waxaa uu Sheekh Dr.Axmed Jaamaca Ismail cinwaanka risaaladiisa uu ugu magac daray ( التحويلات المصرفية للنقود والشيكات  وأحكامها الشرعية جمعا ودراسة”) Waxaa niqaashka Risaalada Sh Axmed Jaamac mushrif ka ahaa culumo waaweyn oo ay ka mid yihiin
الدكتور عيد الله بن سليمان المنيع
الدكتور عز الدين مالك الطيب
الدكتور يوسف الشبيلي الأستاذ بالمعهد العالي للقضاء
الدكتور/ أحمد بن محمد الرفاعي,

Gabagabadii Niqaashka ayaa waxaa uu ku guuleystay Sh Axmed Jaamac Ismail ( (ممتاز مع مرتبة الشرف الأولى). waxaana alle uga baryeynaa in uu noqdo mid cilmigiisa ku dhaqma umadana uga Faa,ideeya :

no images were found

Maamulka Shabakada Halgan.net waxay Hambalyo gaar ah u direysaa Sheekh Dr.Sh Axmed Jaamac Ismail waxaana alle uga baryeynaa in uu xifdiyo isaga iyo dhamaan culumada kale ee Soomaaliyeed

Madiina
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online