Maamulka Halgan.net oo hawada soo galiyey (Radio Halgan.net)

November 15, 2014 - Written by Editor

ogeysiis1Maamulka Shabakadda Wararka Halgan.net waxay ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed in ay hawada soo galisay Mareeg cusub oo Islaami ah  oo la yiraahdo www.Radio Halgan.net  Eeg  Halkan waxaana si gaar ah  loogu keydin doonaa Mareegta cusub Duruusta ,Nadwooyinka ,Muxaadaraadka iyo tawjiihaadka culumada Soomaaliyeed, Mareegta ayaa waxaad ka heli doontaa hadii alle idmo duruustii iyo muxaadaraadka culumada Soomaaliyeed.

Halgan.net ayaa in mudo dheer soo gudbin jirtay muxaadaraadka iyo Nadwooyinka culumada waxaana codsi badan oo ka yimid Akhristayaasha Halgan.net uu Maamulka Halgan.net uu goostay in Mareeg gaar ah loo sameeyo Duruusta ,Nadwooyinka ,muxaadarooyinka culumada si sahlan ay walaalaha Islaamka ugu fududaato ka faa’iideysiga duruusta culumada .

Mareegta Radio Halgan.net ayaa waxaa sidoo kale insha Allaah ka heli doontaa Taariikh nolaleedka culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn baaca dheerna ku leh faafinta dacwada.  Radio Halgan.net ayaa waxaa wili ku socda dhismo yar waxaana ka jira duruus badan oo muhiim ah waxaan alle ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwa ka faa,ideysta ,barta kuna dhaqma cilmiga ay barteen Aaamiin.

Waxaa kale oo Radio Halgan.net  dhawaan ka heli doontaa Radio iyo Stream Live oo aad kala socon doonto Duruusta iyo tawjiihaadka culumada ku sugan dalka iyo dibadiisa inshalaah .

Wixii talooyin ah fadlan ha nagala bakhiilina inshalaah

Maamulka Halgan.net.

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online