Sh.Maxamed Cumar Dirir oo muxaadaro ka jeediyey Gabilay (Dhageyso)

November 15, 2014 - Written by Editor

DirirGabilay:-Sh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culumada Soomaaliya ayaa socdaal dacwo ku tagay magaalada Gabilay waxaana si weyn halkaas ugu soo dhaweeyey culumada iyo ducaada gobalka Gabilay.Sheekh Maxamed Dirir ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey  wafdi uu hogaami nayo Gudoomiyaha Musasada Al-Karam Sheekh Feysal Maxamed Cumar waxaana ay la kulmeen culumada iyo ducaada Gabilay.

Sheekh Maxamed Dirir ayaa Salaadii maqrib ka dib waxaa uu muxaadaro ka jeediyey masjidka Jaamica ee gobalka Gabilay halkaas oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne aad u tiro badan.

Sheekh Maxamed Dirir ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay cinwaana uga dhiga  (( Dadka waxa ugu khayr badan ka ugu anfaca badan )

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh Maxamed Dirir uu ka jeediyey Masjidka Jaamica ee Gabilay

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/qo3qit649v/Dirir_gibiley.mp3]

Ama Halkan Mp3

Musasat Al-Karam
Gabilay

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online