Mu’assasada Minhaaj Galdogob oo ardayda u qabatay siminaar (Masawiro)

January 27, 2015 - Written by Editor

SiminaarGaldogob :-Mu’assada Minhaaj Galdogob ayaa siminaar u qabatay Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Galdogob, Ardayda oo ku jirtay fasaxii simisterka dhexe ayaa siminaarka ku qaatay casharo kaabaya waxbarashadooda Jaamacadeed.

Siminaarka oo soconayey intii u dhaxasay 22—23/1/2015 ayaa waxaa bixinayey khubaro ku xeeldheer duruusta ay bixinayaan sida Dr Haashim Xasan Haashim oo kasoo Jeeda wadanka Sudan iyo macalimiin kale, Duruusta ayaa waxaa la socday Nashaadaad kala duwan oo aad Ardayda usoo jiitay.

Waxaa xusid mudan in Ururka ardayda ka baxday Machadka Bukhaari oo Mu’assasada ka caawiyey isu keenida Ardayda ayaa halkaa kasoo jeediyeen warbixin ay ku faahfaahiyeen waxqabadka Ardayda.

no images were found

Si kastaba ha ahaatee Mu,assasada ayaa dhawaanahaan waday dadaal ay ku dardargalinayso waxbarashada iyo horumarinta Degmada Galdogob.

Xafiiska Warfaafinta ee Mu’asasada Al-Minhaaj (Galdogob)

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online