Ra’iisul Wasaaraha DFS oo caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee DFS

January 27, 2015 - Written by Editor

sharmaarkeMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ku dhawaaqay caawa Golihiisa Wasiirada cusub kuwaas oo ka kooban 20 wasiir waxaana kale oo uu sheegay Ra’iisulwasaaraha DFS in uu dib ka soo magacaabi doono Wasiir ku xigeenada iyo weliba Wasiiru dowleyaasha maalmaha soo socda .

Golaha Wasiirada cusub ayaan waxaan ku jirin dhamaan wasiiradii buuq dhaliyey oo ay diideen qaar ka mid ah xildhibaanada DFS.

Hoos ka eeg Liiska cusub ee Golaha wasiirada DFS oo caawa uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga

2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta

3. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda

7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada

8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka

11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta

12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

14. Cali Xassan Cusmaan Wasaaradda Beeraha

15. Xassan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga

20. Xaawo Xassan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online