Sidee ayuu qofku nolashiisa u bedeli karaa ? Sheekh Dr Maxamuud Abdirahman Hoori.[Masawiro/Video]

January 13, 2015 - Written by Editor

9Cape-Town:-Waxaa maanta idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah muxaadaradkii ka baxay mutamarkii Islaamiga ahaa ee lagu qabtay wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape-Town, Mutamarkaas oo ay ka qayb galeen qaar ka mid ah culimada soomaaliyeed oo ka kala yimid dunida daafaheed kale duwan.

Muxaadarada aan maanta idiin soo gudbin doona ayaa waxaa jeediyey Sh Dr Maxamuud Abdirahman Hoori oo ka mid ahaa culimadii ka qayb gashay Mutamarka Koonfur Afrika waxaan uu sheekhu uu muxaadardiisa ugu magacdaray ” Sidee ayuu qofka nolashiisa u bedeli karaa.”

Muxaadarada Sheekh oo aad u qiimo badnayd ayaa waxaa uu Sheekhu dadkii dhagaysanayey uu dhinacyo badan ka tusay sidda ugu sahlan ee uu qofka nolashiisa u bedeli karaa una horumarin karo.

Shabaadda wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray qaar ka mid ah muxaadaraadkii ay culimadu ka jeediyey mutamarka Islaamiga ee Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape-Town haddii alle idmo waan idiin soo gudbin doonaa iyagoo ah maqal iyo Muuqaal.

no images were found

Mutamarkan Islaamiga ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Majliska Al-Bayaan ee dalka Koonfur Afrika waxaana sanadkan ka qeyb galay Mutamarka culumada kala ahaa .

1. Sheekh Maxamuud Shibli (Kenya)

2. Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax (Norway)

3. Sheekh Dr.Maxamuud C/raxmaan Hoori (UK)

4. Sheekh Axmed Maxamuud (Axmed yare) (Somalia)

5. Sheekh Saciid Raage (Canada)

6. Sheekh Cabdullaahi Ibraahim (South Africa)

7. Sheekh Cabdinaasir Cusmaan (South Africa)

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Dr Maxamuud Abdirahman Hoore ” Sidee ayuu qofka nolashiisa u bedeli karaa.”

Insha Allaahu dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa muxaadaraadka culimada oo qaar ka mid ah ay na soo gaareen

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online