Sideen Nebiga ugu gargaarnaa ? Sh Axmed Maxamed Sulayman‏.[Daawo Video-ga]

January 25, 2015 - Written by Editor

IMG_3235Laascaanood:-Sheekh.Axmed Maxamed Sulaymaan oo ka mid ah Culimada waawayn ee ku dhaqan gobolka Sool isla markaana ah Madaxa Xafiisk Dacwada Gobolka Sool iyo Farca Mu’assada Al-Karam Faraceeda ee Gobolka Sool ayaa galay Muxaadaro uu ku bulshada ugu soo bandhigey sida ugu wanaagsan ee loogu hiilin karo Suubanihii Nabigeena Muxamed N.N.K.H isagoo Sheekhu uu uga hadaley in Nabi Muxamed N.N.K.H aanu ahayn Qof xumaan lo quudhi karo , maadaama Maalmahaan ay socotey Dagaal ka dhana Nabigeena , oo ay wadeen Gaalada Reer Yurub , kuwaasoo soo bandhigay Aflagaado ay ku xumaynayaa Suubanihii Nabigeeba Muxamed N.N.K.H.

Sheekh Axmed Maxamed Sulaymaan ayaa dhanka kale ka hadlay qaabka loogu gargaarayo Nabigeena Maxamed CSw iyo axkaamta marka ay muslimiinta leeyihiin awood iyo marka aysan awood lahayn.
Sidoo kale wuxuu sheegey Sh Axmed in arrinta ugu daran ee ina haysta ay tahay Da’yarta Soomaaliyeed qaarkood oo cadeystey inay horteena ku caayaan , Alle Rasuulkiisa, Diintisa ,iwm, maxaa gaal Nijaasa laga difaacaa Diinteena iyadoo Da’ yarteenu aflagaadaynayaa Suubanihii Nabigeena Muxamed N.N.K.H.
Waxaa jirtey in horraantii bishan Warays ka soo baxa dalka Farance uu aflgaadeeeyey Nabigeena , iyadoo Muslimiinta Dunida oo idili laga kacay arrinataana ay ka soo horjeed sadeen , kana dhiidhiyeen .
Ugu danbayntii wuxuu shiikhu soo jeediyey waxyaabo xal u noqon kara in arrintaan wax laga qabto . iyadoo aan wado khaldan oo aan sharci ahayn loogu hiilin karin karin Nabgeena . N.N.K.H.

Hoos ka Daawo muxaadaradii Sideen Nebiga ugu Gar gaarnaa ? Sh Axmed Maxamed Sulayman‏

Mawiid Ismaacil Haradigeed
Laascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online