Fadlan soo caawi carruurtan oo u baahan gar gaar deg deg ah.[Masawirro]

February 27, 2015 - Written by Editor

???????????????????????????????Garoowe:-Masuuliyiinta Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa booqday Qoys reer guuraa ah oo ay ka xanuun san yihiin saddex caruur ah Labo wiil oo mataano ah iyo Gabar ka wayn,iyadoona xaaladooda caafimaad ay tahay mid aan dalka waxba looga qaban karin.

Carruuntan ayaa waxay qabaan xanuuno ay ku dhasheen oo kala duwan, waxayna u baahan yihiin caawi naad deg deg ah, oo isagu jirta Hoy, Xanaanayn joogta ah. maadama Aabaha iyo Hooyada dhalay aysan awood dhaqaale oo ay ku dabiibaan aysan heli karin.

Qoyskan ayaa degan duleedka tuulada Cambarre oo qiyaas ahaan caasumadda Puntland ee Garoowe u jirta 154-km, masuuliyiinta Hay’addan oo indhahooda ku soo arkay waxay dadka Soomaaliyeed ee jooga dalka iyo dibadda ugu baaqeen in lasoo gurmado lana soo caawiyo.

Maxamed Xamari oo ka mid ah masuuliyiinta Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa sheegay cidii soo caawin karta carruurtan ay kusoo haggaajin karaan guddiga culimadda ee Hay’adda oo kala ah.

no images were found

1. Shiikh Yaasiin Cabdilaahi Cali 00252907724462.

2. Shiikh Jaamac Siciid Ciise 00252907754585.

3. Maxamed Xamari Yuusuf. 00252907746674.

4. Shiikh Faarax Cabdi 00252907746375.

Dadka Muslimka ah ee dalka iyo dibadda joogaa waxay dhaqaalaha tabarucaada kusoo hagaajin karaan.
AC. Shirkadda Isgaarsiinta Golis -401229.
DAHAB SHIIL:- 1831
DAHAB SHIIL:- 4069.
AMAL:- 0778.

Nuur Jaamac
Garoowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online