Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee Garowe oo looga hadlay qaadka iyo dhibka uu bulshada ku hayo.

February 28, 2015 - Written by Editor

vlcsnap-2015-02-28-21h03m53s81Garoowe:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Garowe ayaa shalay waxaa looga hadlay qaadka iyo dhibka uu bulshada ku hayo. Sh.Maxmed Cumar oo ah khadiibka masjidka Al-Huda ayaa dadk ku soo tukaday Masjidka waxaa uu kala hadlay Khatarta iyo dhibka weyn ee uu Qaadku u hayo bulshada Soomaaliyeed.

Sh.Maxmed Cumar ayaa waxaa uu dadweyniii dhagaysanayey khudbada Jimcaha waxaa uu dhnacyo badan ka tusay Xumaadta Qaadka iyo Khatarnimadiisa isagoo soo qaatay Aayaad yo Axaadiis dhowr oo lagu reebay wax walba oo caqliga banii,aadamka dooriya

Sheekh.Maxmed Cumar ayaa amaanay dadaalka uu wado Abuukar Cawaale iyo isagoo sheegay in ay waajib tahay in la garab istaago cidwalba oo ka hortimaada cunida qaadka

Waxaa Khudbada ka dib kalimad dardaaran iyo waano ah jeedshay Sh.Cabdi rashiid Ismaaciil oo bulshda ka codsaday in ay ku mudaharaadaan joojinta qaadka .Sidoo kale waxaa sheekhu dowladda Puntland u soo jeedshay in ay garab istaagto cid walba oo diyaar u ah joojinta qaadka.

no images were found

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee masjidka Al-huda oo looga hadlay qaadka iyo dhibkiisa

Nuur Jaamac  Aadan
Garowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online