Muxaadarooyinkii Nadwadii lagu qabtay magaalada Laascaanood (Daawo)

February 9, 2015 - Written by Editor

1Laascaanood:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii nadwadii lagu gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana nadwada uu cinwaankeeda ahaa dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabashadiisa waxaa lagu qabtay Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood .

Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa soo abaabulay Golaha Al-furqan ee Ardayda ka baxday Machadka Al-furqan ee Laascaanood iyadoo ay qayb qaateen Haldoorka Culimada Gobolka Sool oo uu hogaami nayey Sheekh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikhu baladka Gobolka Sool.

Culimadii ka qayb qaatay Nadwada diiniga ah ee Laascaanood ayaa waxaa ka mid ahaa:-

1.Shiikh C/Naaasir Xaaji Axmed Su’aalo iyo Jawaabo.

2.Dr Shiikh C/Rashiid Maahir Guurka iyo Dhalinyarada.

3.Sh Aadam Wali Cabdi Xuseen Zinada iyo Dhibaatadeeda.

4.Sh Axmed Maxamed Sulaymaan Mukhaadaraadka iyo Qaadka.

5.Sh Maxamed Aadam Wali Cabdi Xuseen Isdhex galka Raga iyo Dumarka iyo Dhibaadiisa.

no images were found

Furitaankii Nadwada Laascaanood iyo Muxaadaradii Maandooriyayaasha

Dhibaatooyinka ZINADA Sh Aadam Wali

Guurka iyo Dhallinyarada Dr Sh C Rashiid Maahir


Fataaw Sh C Naasir Xaaji Axmed Xaaji Axmed

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Lascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online