Wadahadalkii dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland oo dib loo dhigay

February 26, 2015 - Written by Editor

1Muqdisho:-Waxaa dib u dhacay wadahadalkii u dhexeeyay Maamulka S/land iyo dowlada Federaalka Soomaaliya oo la filayey in uu maanta ka furmo maagaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in cilad Farsamo uu dib ugu dhacay wadahadalkii u dhexeeyey dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland wuxuuna sheegay in ay dib u bilaaban doonaan 1-da Bisha March 2015.

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa horey ugu heshiiyey in ay sii wadaan wadahadalada labada dhinac iyaga oo kulamo kala duwan ku yeeshay Turkiga iyo Dubai

Ilaa haatan ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay madaxada dowlada Federaalka Soomaaliya.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online