Muxaadarii xalay Masjidka Abu Bakar الغش صوره وأضراره Sh Maxamed Umal (Video +Cod)

June 5, 2015 - Written by Editor

ShumalNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii Xalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay (( الغش صوره وأضراره)

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu aad uga hadlay muxaadarada qeybteeda koowaad khatara qishka iyo noocyada qiyaanada iyo dhibaatada ay leedahay aduun iyo aakhiro.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii koowaad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedshay Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Ee Nairobi ( الغش صوره وأضراره)

Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii koowaad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedshay Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Ee Nairobi ( الغش صوره وأضراره) Mp3

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/qishka_1aad.mp3]

Ama Halkan Mp3
Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online